Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tayada daryeelka caafimaad ee Sweden oo hoos u dhacday

La daabacay tisdag 27 januari 2015 kl 14.30
Bild från filmen som ska locka personal till sjukvården.
Bild från filmen som ska locka personal till sjukvården.

Waxaa hoos u dhacday tayada daryeelka caafimaad ee Sweden, ka dib markii ay kala darajayn samaysay hey’adda  Euro Health Consumer Index (EHCI). Sweden ayaa ku dhacday kaalinta 12aad, iyada oo markii hore ku jirtay kaalinta 11aad

Hey’addan Euro Health Consumer Index (EHCI) ayaa is barbar dhig ku samaysa tayada daryeelka caafimaad ee waddmada Yurub, tusaale ahaan waqtiga sugida ee qofka ay ku qaadato in uu helo daryeel caafimaad.

Tayada daryeelka caafimaad ayaa ahayd mid hoos u dhacaysay ilaa iyo sannadkii 2007, markaas oo ay Sweden ku jirtay kaalinta lixaad ee liiskan ay soo saarto hey’adda EHCI.

Isha: SvD

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".