Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dalkii aan ka imid inaan dib wax ugu qabto ayaan go'aansaday

La daabacay tisdag 27 januari 2015 kl 14.41
Hablo u istaagey taageerada dhallaan soomaaliyeed
(6:23 min)
Fortsätta hämta vatten.
Tubbo biyo ah oo furan. Foto: CHRISTINE OLSSON / TT

Aamina Xaashi iyo Jiyan Khallo waxey ka mid yihiin ardeyda dhigata sannadkii ugu dambeeyay dugsiga sare ee Soltorg waaxdiisa sayniska. Aamina waxay ka soo jeeddaa Soomaaliya Jiyan-na qowmiyadda kurdishka ee dalka Suuriya. Hablahan ayaa door bidey iney hoowshii imtixaanka ee sannadka ugu dambeeya ee iskuulka ka dhigtaan sidii loo biyo gelin lahaa dugsi ey dhigtaan ilmaha barekaceyaasha ee ku yaala bannaanka magaalada Caabud-Waaq, sida ay sheegtay Aamina Xaashi oo khadka telefoonka ugu warrameeysay idaacadda Radio Sweden laanta af-soomaaliga:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".