Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqaalaha goobaha waayeelka ka hawlgala oo lix saacadood shaqayn doona

La daabacay onsdag 28 januari 2015 kl 14.00
Sex timmars arbetsdag testas på ett äldreboende i Göteborg Foto: (arkivbild)
Waayeel badan oo hawlgab ah oo lix saacadood shaqayn doona

Waxaa magaalada Göteborg laga bilaabay mashruuc dadka ka shaqeeya goobaha dadka waayeelka ah ee hawlgabka ah ay shaqaynayaan maalintii lix saacadood. 

Shaqaalahan ayaa heli doona mushahar buuxa oo dhan siddeed saacadood. Mashruucan shaqada loogu samaynayo dadka ka shaqeeya goobaha waayeelka ah ee xarumaha dadka waaweyn lagu xannaaneeyo ayaa loo qorsheeyay dhaqaale dhan siddeed milyan oo karoon. Waxaana isku daygan bilowga ah qiimayn doona cilmi-baadhayaal gacan ka helaya maamulka hoggaanka deegaanka.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".