Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo ku guulaysatay kaalinta saddexaad ee tartanka cunto karinta adduunka

La daabacay torsdag 29 januari 2015 kl 15.31
Tommy Myllymäki at Bocuse d'Or cooking championship 2015. Photo: Laurent Cipriani/AP.
1 av 2
Tommy Myllymäki at Bocuse d'Or cooking championship 2015. Photo: Laurent Cipriani/AP.
Tommy Myllymäki Bocuse d'Or -kilpailussa. Foto: Per-Erik Berglund (CC BY 3.0)
2 av 2
Tommy Myllymäki Bocuse d'Or -kilpailussa. Foto: Per-Erik Berglund (CC BY 3.0)

Ninka Swedishka ee lagu magaabo Tommy Myllymäki ayaa kaalinta saddeexaad ku guulastay bilada maarta ah ee tartanka cunto karinta adduunka xalay

Kaalinta koowaad ee tartanka waxaa ku guulaystay dabaakha reer Norway ee magaciisa la yidhaahdo Ørjan Johannessen, halka kaalinta labaadna uu galay Philip Tessier oo u dhashay waddanka Maraykanka.

Tartanka oo ka dhacay magaalada Lyon ee cariga Faransiiska ayaa waxaa ka qayb galay 24 cunto kariye, oo ahaa kuwa caalamka ugu horeeya.

Isha:TT

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".