Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhaqaalaha Kiruna oo cirka isku shareeray

La daabacay torsdag 29 januari 2015 kl 17.31
The far-north town of Kiruna is now in the depths of the polar night. Photo: Maja Suslin/TT.
The far-north town of Kiruna is now in the depths of the polar night. Photo: Maja Suslin/TT.

Maamulka degmada ee Kiruna ayaa noqday mid uu dhaqaalihiisu si xawli ah u kordhaayo, sida uu shaaca ka qaaday wargeyska Dagens Samhälle, baadhitaanka oo lagu sameeyay horumarka cashuuraha ee maamulada degmooyinka.

Dakhliga la cashuuro ee soo gala dadka halkaa ku dhaqan ayaa midka lagu cabiro kobaca dhaqalaha ee maamulada degmooyinka. Middan oo korodhay degmada Kiruna boqolkiiba 53.

Degmooyinka kale ee dhaqalahoodu kobcay waxaa ka mid ah Gällivare iyo Pajala, degaanadaas oo laga qodo macdan. Degmooyinka uu kobaca dhaqaalahoodu hooseeyo ayaa ah, degmooyinka ay cashuurtoodu hoosayso ee shaqo la’aantuna ku badan tahay sida Filipstad iyo Trollhättan.

Isha: TT

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".