Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hoggaamiyaha FP oo dood ka dhex abuurey soomaalida Sweden

La daabacay torsdag 29 januari 2015 kl 15.19
Aqoon-darro ayaa jirta
(13 min)
Ägg och en golfboll i en äggkartong illustrerar integration. Foto: Certified Sue/ Flickr/http://bit.ly/1xrce7G/CC BY 2.0
Sawirle: Certified Sue/ Flickr/http://bit.ly/1xrce7G/CC BY 2.0

Fikir-siyaasadeedka xisbiga Folkpartiet (FP) ee siyaasadda soo-galootiga oo uu dhowaantan soo ban-dhigey hoggaamiyaha xisbiga Jan Björklund oo dood ballaaran dhaliyay. Dood barta shaashadda facebook ee idaacadda Radio Sweden laanteeda af-soomaaliga ayaa lagu kala muujiyey dhinnacyo kala duwan: Waa fikir wanaag-san iyo ma wanaag-sana.

Mursal Ciise, ahna guddoomiyaha gobolka Dalarna ayaa sheegay mar aannu khadka telefoonka uu ugu warramayay idaacadda Radio Sweden, laanta af-soomaaliga in fikir-siyaasadeedka xisbiga FP uu yahay mid aan qummaneyn oo lagu ciqaabeyo soo-galootiga. Halka ay Nimco Ibraahim sheegtay in loo baahan yahay in shuruudo lagu xiro bulshada si ey u howl-galaan. Luuqadduna tahay mid loo baahan yahay oo ay cid waliba baran karto hadday isku daydo.

                                                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".