Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Soo dhaweynta halyeeyada Soomaaliyeed

La daabacay fredag 30 januari 2015 kl 10.05

Xulka qaranka Soomaaliya ee ciyaarta xeegada barafka ayaa sii diiran looga soo dahweeyay magaladooda Borlänge.

 

Shaneemooyinka waddanka Sweden ka bilaabmay film dokumenteri ah oo ku sabsan kooxda bandy-ga ee qaranka soomaaliya ee ka dhisan magaalada BorlängeFilmkan waxaa kooxda ka sameeyey Fredrik iyo Filip oo ah labo ruux oo caan ah oo sameeyo barnaamijo ka baxa telefishinada. Waa filmkii koobaad oo ay sameeyaan oo shaneemo laga shido.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".