Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Safka guryaha ee Stockholm oo 20 sanno lagu jiraayo

La daabacay fredag 30 januari 2015 kl 16.00
Lägenhetshus. Foto: Hasse Holmberg/TT
Arkivfoto: Hasse Holmberg/TT

Safka guryaha ee magaalada Stockholm ayaa aad u sii dheeranaya, sannadkii hore qudha ayaa safku xafiiska xidhiidhka guryaha ay ku soo biireen 41 kun oo qof, sida ay qoraayo wargeyska Svenska Dagbladet.

Muddada sugida safka ee xaafada Norrmalm ayaa hadda ah 20 sanno. Middan oo laba jibaarantay ilaa iyo sannadii 2006.

Magaalada gudaheeda ayaa safka lagu jirayaa ilaa 13 sanno, middan oo 15 bilood ka badan waqtiga sugitaanku inta u ahaa sannadkii hore. xafiiska xidhiidhka guryaha ayaa ah mid qaabilsan degaanka u dhaxeeya Uppsala iyo Nyköping.

Isha: SvD Näringsliv, SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".