Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabadhii dishay Yara oo xabsi daa’in lagu xukumay

La daabacay tisdag 3 februari 2015 kl 14.30
Två blombuketter och ett fotografi ser du här på bilden.
Åttaåriga Yara dödades i sitt hem. Foto: SVT.

Gabadhii dishay inantii yarayd ee siddeed jirka ahayd ee magaceedu ahaa Yara Alnajajr ayaa maanta lagu xukumay xukun madaxa haku furto ah, gabadhan ninkeedii ayaa isna lagu xukumay xadhig lix sannadood ah

Labada ruux ayaa loo aaneeyay dilka gabadhan yar, xukunkooda ayaa lala xidhiidyay jidh-dil ba’an iyo sabab u noqoshada qof kale dhimashadiisa. Yara Alnajjar ayaa la helay iyada oo mayd ah magaalada Karlskrona, mar lagu gudo jiray xaflada dabshidka ee soo dhaweynta guga.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".