Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tuhun la xidhiidha maalgelin argagixo oo bangi ogaaday

La daabacay fredag 6 februari 2015 kl 14.30
Деньги на террор через шведский банк
Офис банка Нордеа в Шёвде/ Skövde: Foto: Mats Öfwerström / Sveriges Radio

Isku day lacag loogu dirayay hawl looga shakiyay in ay ku lug leedahay argagixiso ayuu fashilyay bangiga Nordea, xaruntiisa magaalada Skövde.

Sidaa waxaa idaacada P4 Skaraborg u sheegay shaqaale ka hawl gala xarunta bangiga Nordea ee Skövde. Shaqaalaha ayaa xaqiijiyay in la joojiyay lacag la diri lahaa ka dib markii la ogaaday in argagixiso lagu maalgelinayo. Balse arrintan ayaanu baniga Nordea si rasmi ah uga hadal.

Geesta kale, guddida qaabilsan dabagalka arrimaha dhaqaalaha iyo sirdoonka Sweden ee Säpo ayaan iyaguna ka hadlin arrinkan.

Isha: P4 SKaraborg

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".