Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dawlada oo wax ka bedalaysa siyaasadda alaabo dhoofinta

La daabacay fredag 6 februari 2015 kl 15.31
Stefan Löfven på universitet. Foto: Lena Gustavsson/Sveriges Radio
1 av 2
Stefan Löfven på universitet. Foto: Lena Gustavsson/Sveriges Radio
Mikael damberg utanför studion. Foto: Emma Kvennberg/Sveriges Radio
2 av 2
Mikael damberg utanför studion. Foto: Emma Kvennberg/Sveriges Radio

Dhoofinta ganacsiga Sweden ayaa ah mid himiladiisu ku aadan tahay waddamada Midawga Yurub, middan ayaa in shirkadaha yar yar ee dhoofiya alaabada iyo waxyaabaha ay dhoofiyaan uu qiimohoodu aad u hooseeyo.

Sidaa waxaa yaqiinsan wasiirka koowaad ee dalka Stefan Löfven iyo wasiirka ganacsiga Mikeal Damberg, oo maanta qormo dood ah oo la xidhiidha umuurtan ku daabacay bogga doodaha ee jariirada Dagens Nyheter. Qoraalkan ayay ku sheegeen in dawladu ay hadda bilaabayso sidii loo heli lahaa istiraatijiyad cusub oo la xidhiidha alaabo dhoofinta.

Isha: DN Debatt.

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".