Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Doorashada hogaanka xisbiga KD oo la furay

La daabacay fredag 6 februari 2015 kl 16.00
Foto: TT/Sveriges Radio
Foto: TT/Sveriges Radio

Guddida doorashooyinka u qaabilsan xisbiga Kristdemokraterna ayaa go’aamisay in la furo doorashada lagu soo xulayo qofkii bedeli lahaa gudoomiyihii xisbigaas Göran Hägglund oo isagu jagadaas iska casilay

Degmooyinka ayaa soo xulu kara musharixiintooda ilaa 25-ka bishan febraayo. Dadkan la soo xulo ayaa lagu soo bandhigi doona kulan ay yeelaan doonaan dhamaan degmooyinku. Shirkaas oo aan loo ogaan doonin saxafaada.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".