Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maalinta caalamiga ee gudniinka hablaha

La daabacay fredag 6 februari 2015 kl 13.48
Howlo ballaaran ayaa la qabtay
(6:22 min)
Internationella dagen för könsstympning. Foto: Kenadid Mohamed/SR Radio Sweden.
Maalinta caalamiga ee ka hor-tagga gudniinka caalamiga. Sawirle: Kenadid Maxamed SR/Radio Sweden

Kulan uu soo abaabulay ururka caalamiga ee Qarammada Midoobey sannadkii 2003 oo lagu qabtay magaalada Addis-ababa ayaa lagu go'aansaday in 6-da maalinta feeberaayo loo aqoonsado maalinta caalamiga ee ka hor-tagga gudniinka fircooniga. Fikirka maalintaasina ay lahayd Jamiilo Saciid Muuse, ahna muwaadinad soomaali-iswiidhish ah. Jamiilo Saciid Muuse ayaa sannadihii ugu dambeeyey ku howlanayd sidii ay uga hor-tagi lahayd xad-gudubyada hablaha loo gaysto:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".