Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Acko Ankarberg oo u sharaxan hoggaanka xisbiga KD

La daabacay onsdag 11 februari 2015 kl 12.00
Hon har väldigt ljust hår.
Acko Ankarberg oo u sharaxan hoggaanka xisbiga KD. Hon kallas ofta bara för Acko Ankarberg. Foto: Jonas Ekströmer på TT.

Acko Ankarberg oo ah xoghayaha guud ee xisbiga KD ayaa sheegtay in ay u sharaxan tahay xilka guddoomiyanimada xisbiga KD. Acko Ankarberg ayaa sidaasi u sheegtay jarriiradda Expressen.

Ankarberg ayaa sidoo kale sheegtay in go'aankeedan ay soo dhaweeysay Chatrine Pålsson Ahlgren oo ah guddoomiyaha guddida qabanqaabada doorashada xisbiga hoggaankiisa. Waxaanay sheegtay in ay guddidu rabto in ay wax ka ogaato afkaarta iyo qorshaha musharaxa guddoomiyaha.

Waxa ay ahayd uun dhawaan markii uu hoggaamiyihii hore ee xisbiga KD Göran Hägglund ku dhawaaqay in uu xilka ka degayo.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".