Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wiilashii jidhdilka loogu gaystay Malmö oo la waayay

La daabacay torsdag 12 februari 2015 kl 14.00
Nioåring nedbrottad av vakt i Malmö. Foto: Sydsvenskan.
Wiilashii jidhdilka loogu gaystay Malmö oo la waayayFoto: Sydsvenskan.

Labadii wiil ee maalintii jimcaha jidhdilka loogu gaystay magaalada Malmö ayaan la garanayn meel ay ilaa hadda ku sugan yihiin.

Maalintii jimcaha ahayd ee toddobaadkii hore ayaa nin waardiye ahi waxa uu si xun u garaacay mid ka mid ah wiilashan, kadib markii ay dhacdadani dhacdayna waxa uu booliisku wiilashan u qaaday gurigay ku noolaayeen ku yaalla deegaanka Simrishamn. Sida ay qortay jarriiradda Aftonbladet maalintii isniinta ahayd ayaa wiilasha loo qaaday dhanka xarunta laanta socdaalka ee magaalada Malmö, tan iyo wixii intaa ka danbeeyayna war lagama hayo halka ay ku sugan yihiin labadii wiil.

Xigasho: SVT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".