Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kommuunada qaniga ah oo qaabilaya qaxoontiga

La daabacay måndag 16 februari 2015 kl 10.16
Flyktingar väntar på att få lämna ett av den italienska kustbevakningens fartyg. Foto: Francesco Malavolta/TT.

Qaar ka mid ah maamulada degmooyinka ee ugu qanisan Sweden ee uu maamulo xisbiga Moderatka ayaa qaabili doona qaxoontiga

Wargeyska Svenska Dagbladet ayaa qiimeeyay xaalada 10 maamul degmo oo ah kuwa ay dadka halkaasi degani yihiin, dad cashuurta ay bixiyaan ay tahay mid aad u saraysa ay saxeexi doonaan in ay qaabilayaan qaxoontiga.

Birgitta Hart oo ah maamulo waxeed ka ah maamulka gobolka ee Stockholm ayaa wargeyska u sheegtay in kammuunadani ay sare u qaadeen heerka qaabilada ee qaxoontiga.

Isha SvD

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".