Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gudrun Schyman oo mar kale loo doortay hogaanka xisbiga FI

La daabacay måndag 16 februari 2015 kl 14.59
Gudrun Schyman är positiv till extra val. Foto: Maja Suslin/TT
Gudrun Schyman är positiv till extra val. Foto: Maja Suslin/TT

Xisbiga Feministiska Initiativ ayaa doortay laba hogaamiye. Shirweynaha xisbiga FI oo ka qabsoomay magaalada Örebro ayaa Gudrun Schyman iyo Sissela Nordling Blanco loogu doortay in ay sii ahaadaan hogaanka xisbigaas

Xisbiga ayaa hadda bedelay qaab dhismeedka hogaankiisa, halkii markii hore uu lahaa gudoomiye ayaa hadda wuxuu yeeshay laba afhayeen oo noqon doona Gudrun Schyman iyo Sissela Nordling Blanco.

Shirweynaha xisbiga ayaa lagu soo qaaday sidii hawlaha loogu fududayn lahaa shirkadleyda yar yar ee ka soo jeeda dadka laga tirada badan yahay ee ku dhaqan waddankan Sweden.

Isha: TT

Samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".