Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dawlada oo rabta in ay kamarado ku xidho goobaha dadweynaha

La daabacay tisdag 17 februari 2015 kl 16.14
Kameraövervakning
1 av 2
Kameraövervakning

Dawlad oo rabta in ay kamarado ku xidho goobaha danta guud ee faras magaalaha. Wasiirka arrimaha guddaha Anders Ygeman ayaa soo jeedinaya in kamaradaha wax duuba lagu xidho goobahaas

Umuurtan ayaa hadda wasaarada cadaaaladu rabtaa in ay baadhitaan la xidhiidha samayso, sida u qoraayo wargeyska Dagens Nyheter (DN).

Wasiirka arrimaha gudaha Anders Ygeman ayaa isagu qaba in kamaradahani ay kaalin muhiim ah buuxinayaan, balse ma rabo in kamaradaha loo hawlgeliyo sida ay uga hawlgalaan waddanka Boqortooyada Ingiriiska oo kale, waddankaas oo goob kasta oo dadweynay ay ku taal kamaradi.

Baadhitaanta qaabkii kamaradahan looga hawlgeli lahaa Sweden ayaa la bilaabay weeraradii argaggixiso ee haleelay Yurub ka dib.

Isha: DN

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".