Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Guriyo la'aanta oo saameysay qaabilaada qaxootiga

La daabacay fredag 20 februari 2015 kl 12.42
В Швеции исчезают сотни несовершеннолетних беженцев
Foto: Drago Prvulovic och Fredrik Sandberg/TT

Guriyo la’aanta ba’an ee dalka ka tagaan ayaa dhibaato ku noqotay qaabilaada qaxootiga.

Dad kor u dhaafaya 10 000 oo la siiyey deganaanshaha dalka ayaa weli ku sugan xiryahii qaxootiga ee la dajij inta ay sharciga sugayeen, maadaama dhibaato ka taagan tahay sidii guriyo dadka sharciga qaatan looga heli lahaa degmooyinka dalka.

In qaxootiga sharciyada la siiyey ku sugnaadaan xeriyaha qaxootiga waxay dhibaato u soo jeeday laanta Socdalka oo aan boos ay sii dejiyaan u heynin qaxootiga cusub ee dalka imaanaya.

Sannadka soos socda aya la filayaa in ay labo jibaarmaan dadka sharicyada la siiyey balse ku sii nagaata xeriyaha qaxootiga. iyadoo degmooyinka dalka aysan u heynin xaqootigan guriyo ku filan.

Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".