Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bakteeriada la daaweeyn karin oo Yurub ku soo badatay

La daabacay fredag 13 november 2015 kl 10.05
Preliminära resultat visar att det förorenade vattnet innehåller colliforma bakterier. Foto: Lars Pehrson / SvD / TT.
Preliminära resultat visar att det förorenade vattnet innehåller colliforma bakterier. Foto: Lars Pehrson / SvD / TT.

Bakteeriyada aaney dawado wax ka tarin ee loo yaqaano ESBLcarba ayaa sanadyadii ugu dambeeyay ku soo korodhay Yurub.

Islamarkaas na ay nocaan bakteeriyada ah iminka 4 waddan ku fidayso, heeyadaha na ku adaktahay sii loo joojin laha amba loo kontorooli lahaa. waddamada ay noocaan bakteeriyada ah ku sii faafeyso ayaa kalo ah Talyaaniga, Giriiga, Turkiga iyo waddanka Malta, sidu wargeeyska Eurosurveillance weriyey.

Christina Åhrén ayaa ah barre jaamacadeed, goboolka Västra Götaland oo ku takhasuustay antibiootikada oo ah dawaada bakteeriyada disha.

-Arrinkan waan ka welwelsanahay, madama aan haysan dawooyin ka hor tagi karta hadii aanu halkan ka helno bakteeriyadan. Waaney adaktahay in ay Iswiidhan is ilaaliso sababtu na waxaa weeye dhoofka oo beryahaan soo batay, ayey sheegtay

Sannadkan ayaa 86 jeer bakteeriya nocan oo kale ah oo an antibiyootika lugu daaweeyn karin laga helay iswiidhan.


Isha/Ekot

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".