Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shakhsiyo internetka ku taageeraya falalkii argagaxiso

La daabacay måndag 16 november 2015 kl 15.15
Hashim: Soomaalidu waa iney ka dhiidhido
(4:35 min)
'
صورة لمقاتلين، عدسة:اسوشتدس برس ووكالة الانباء السويدية ت ت

Tiradii qof ee boogaga internetka, tusaalahan facebook, ku taageraysa falkii argagaxiso ee ka dhacay Paris jimcihii ina soo dhaafay ayaa soo kordhaysa, sidaas waxa sheegay weriyaha Magnus Sandelin oo isha dhowr bogaag ilaa iyo jimcihii ku hayay.

Shakhsiyadan oo ah muwaadiniin Iswiidhish ah oo iminka la garab dagaalamaya daacesh ayaa falkii argagaxiso ,ee ugu yaraan 129 qof lugu dilay, u arka wax fiican. Kuwan ayaa sheegay in ay rajeeyayan in falal kale oo nocan oo kale ah dhowaan yurub laga arko. Islamarkaas na video ka yimid Daceesh laga maqli karo in kani aheyn falkii ugu dambeeyay iyo in ay dhowr weerar ku soo socdaan dadyowga degan Fraaska. Shakhsi aan magaciisa sheegi karin ayaa Facebokiisa ku soo qoray " hadii aad ogaan laheyd wexey dawladda Fraaska ku hayso walaaleheena jooga Iraaq iyo Suuriya maad hadasheen"



Isha/Svt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".