Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kulan looga xaajoonayey Soomaalida

La daabacay onsdag 18 november 2015 kl 16.20
Kulan shalay ka dhacay magaalada Stockholm
(12 min)
Maxamed Jaamac Cilmi. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Maxamed Jaamac Cilmi. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Magaalada Stockhom ayuu shalay ka dhacay kulan looga xaajoonayay soomaalida reer Sweden oo ey qayb ka ahaayeen khubaro soomaali ah oo ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada, halkaasina oo ey kaga warramayeen xaaladda soomaalida reer Sweden, dhaqankooda iyo caqabadaha dalkan kala soo gudboonaada.


 

Kowsar Aaden oo kulankaa xiriiriye ka ahayd ayaa nooga warrantay mar ay nagu soo booqatay xarunta idaacadda arrimmihii uu kulankaasi ku saabsanaa:

 Maxamed Jaamac Cilmi waa inanka ay shirkaddiisu ka dambeeyso kulankan maalintii arbacada ka dhacay faras-magaalaha Stockholm, halkaasina loogu soo ban-dhiyey shaqaalaha xiiseeya arrimmaha soomaalida ee reer Sweden. Maxamed Jaamac Cilmi oo aannu ku warreeysaney goobtii uu kulankaasi ka dhacayay ayaanu wax ka waydiinney abaabulkii kulanka iyo cidda ka soo qayb-gashay. Wuxuuna noogu jawaabay.

Isha/ Radio Sweden

                                                                  kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".