Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Heeyada socdaalka oo aan guryo u hayn magangelyadoonka

La daabacay torsdag 19 november 2015 kl 14.39
Migrationsverket.
Hay'adda Socdaalka.

Maanta laga bilaabo ayey heeyada socdaalka, migrationsverket, u ballan qaadi karin magangelyadoonka Iswiidhan sharciga ka raadsada in ay guryo helaan inta ay jawaabta sharciga sugayaan, sidaas waxa sheegay Mikael Ribbenvik oo ah kusimaha agaasimaha guud ee Heeyadda Socdaalka.

Hasayeeshe wuxuu sheegay Ribbenvik in ay qoysaska halkan sharciga ka codsata lisku dayayo in guryo la dejiyo, kuwan ayaa la hormarinaya dadka kale oo guryo loo ballan qaadi karin.

In kasta oo ay sharciga heeyadan u yaala ku qorantahay in qof kasta oo sharci Iswiidhan ka raadsada xaq u leeyahay guri u seexdo inta u sharciga sugayo, Ribbenvik ayaa maanta cadeeyay in ay shaqadaas heeyada socdaalku ka soo bixi waydey.

 

Isha/Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".