Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xigto dhow dibadda ma kaa joogtaa?

La daabacay måndag 23 november 2015 kl 13.19
Ett häfte med texten "Oron gnager mig hela tiden". Foto: Marika Pietilä / Sveriges Radio Sisuradio
Enligt forskaren kan oron som anhörigvårdarna bär på få allvarliga konsekvenser. Foto: Marika Pietilä / Sveriges Radio Sisuradio

Dadka xigtadooda dhow dalka dibaddiisa ku daryeela ayaa ah Sweden koox soo badanaysa balse muuqan. Waxay ahaan kartaa waalid jiran in lagu daryeelo Waddan Sweden ka baxsan.

Idaacadaha kalo ah Sisuradio iyo Radio Sweden ayaa wadojir u aruurinaya qisooyinka dadyowga ku qasbanaada in ay xigtadooda dhow ku daryeelaan waddan kale. Qasooyinkas waxaa lagu aruurniayaa iyadoo la adeegsnayo ciiwaanka hashtag ee ah #familjutomlands waxii laga bilaa 23-26 november 2015.

Ma jirtaa xigtaada dhow oo dal kale ku nool una baahan caawinaadaada? Xal ma u heshay, sidee se ku xalisay? Ma jirtaa wax caawinaad iyo taageero ah oo aad heshay, yaase ka heshay? Caawinaad haddad u baahan tahay waa noocee caawinaada aad u baahan tahay?Nala qaybso waayo aragnimada arrinkan u leehaday iyo qisadaada. Hadaad doontid magacaaga waa qarin kartaa

Halkan ku soo gudbi, luuqadda aad doonto

Twitter iyo Instagram: #familjutomlands

Meyl Somali@sverigesradio.se

Ama fartiintaada ku reeb teelfoon namberkan 08-784 55 25, dib ayaan markas kuu soo wacaynaa

Muhiimadda ma ahan qofka aad tahay balse muhiimadda waa qisadaada. Sidaas daraadeed waxaa dhaci karta in aan qarino magaca ruuxa na soo gaarsiiyey qisooyinka qaarkood.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".