Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliska oo ilaalista dhimaya

La daabacay måndag 23 november 2015 kl 15.20
Anders Thornberg är chef för Säpo. Foto: Maja Suslin/TT och Erik Mårtensson/TT
Anders Thornberg är chef för Säpo. Foto: Maja Suslin/TT och Erik Mårtensson/TT

Booliska waddanka ayaa laga bilaabo 12 duhurnimo maanta hoos u dhigay ilaalista meelaha ay dadku ku badan yihiin. Tan ayaa ka dhigaan in ay boolisyadani shaqadii ay hayeen inta aaney Iswiidhan kor u qaadin heerka diktoonaanta amaanka, ku noqonayaan.

Arbacadi hore ayey booliska amaanka ee SÄPO heerkan kor u qaaday, heerka afraad, halku kani ilaa 2010 ka ahaan jiray saddex. Warbixintan oo ay shir saxaafadeed ku shaaciyeen, islamarkaas na ay bilaabeen raadistii nin ay iyagu ku sheegeen fal argagaxiso ah Iswiidhan ku qorshaayey. Ninkan ayaa jimcihii lugu qabtay xaruun qaxooti ah oo ku taala Boliden, Skellefteå, sabtidii na la siidayey madama aan la helin cadeyn xaqijinaysa in u falkan isku diyaariyey.

Dhanke kale SÄPO ayaa maanta sheegtay in aaney heerkan hoos u dhigeen , in kasta oo ay ninkii iyagu ka shakisanayeen wax ka waayeen.

 

Källa ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".