Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dawladda oo heshiis ku gaartay dhaqaalaha taageerada caalamiga ee qaxootiga dalka loo qoondeeyey

La daabacay onsdag 25 november 2015 kl 09.57
Dawladda oo dib u eegtay miisaaniyadda kaalmada caalamiga. Sawirle: Olof Björnssson/TT och Tomas Oneborg/TT. Kollage: Sveriges Radio.
Dawladda oo dib u eegtay miisaaniyadda kaalmada caalamiga. Sawirle: Olof Björnssson/TT och Tomas Oneborg/TT. Kollage: Sveriges Radio.

Wada-hadallo adag oo u socdey xisbiyada Socialdemokraterna S iyo Miljöpartiet MP oo ku bahoobey maamulka dawladda ayaa heshiis ka gaarey inta ay le’eg tahay miisaaniyadda ugu badnaan laga soo jari karo dhaqaalaha taageerada ee dalkani ugu deeqo waddammada saboolka iyo sidii loogu miisaaniyad gelin lahaa howlaha qaxootiga dalka ku soo badanaya sannadka foodda innagu soo haya. Miisaaniyaddaasina oo gaarsii-san 30% oo ka mid ah miisaaniyadda guud ee taageeerada caalamiga. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".