Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ilamaha dibadda lagu dhalo siday ugu diyaar yihiin waalidkood iney u xanaaneeyaan

La daabacay onsdag 25 november 2015 kl 17.08
Poddka toddobaadka ee idaacadda
(1:20 min)
Wilo Abdulle är ute och promenerar med sin mamma i Mogadishu. Foto: privat
Wilo Abdulle är ute och promenerar med sin mamma i Mogadishu. Foto: privat

Soomaalida ayaa lagu soo barbaarin jirey iney waalidkood xannaaneeyaan kolka uu duqoobo.

Iyadoona qaar ka mid ah qurba-joogta soomaalidu ey dalkii dib ugu noqdaan sidey waalidkii dhaley u xannaaneeyn lahaayeen.

Waa barnaamijka PODD-ka toddobaadka ee berito oo khamiis ah. Saacadda 14:01.

Yaa haddaba xanaaneyn doona haddaba kuwa qurbaha ku dhaley ilmaha. Ka dhageeyso qaar ka mid ah ilmaha qurbaha ku dhasey fikirradooda?.

Isha Radio Sweden

                                                                Kenadid.mohamed@sr.se


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".