Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ayaan: " Hooyadeey ayaan soomaalia ku daryeela"

La daabacay torsdag 26 november 2015 kl 11.41
"Aad ayaan uga welwela"
(3:30 min)
Silhuett av kvinna i tunnel. Foto: Hasse Holmberg/TT
Silhuett av kvinna i tunnel. Foto: Hasse Holmberg/TT

Hindisihii sharci ay dawladu todobaadkan shaacisaay ayaa sameeyn ku yeeshay dhowr qof oo Raadiyaha Iswiidhan l´aanta afka soomaaliga ah la soo xidhiidhay. Mid ka mid ah kuwan ayaa ah Ayaan oo sharcigan cusubi ku sii atkeeynayo in ay hooyadeed halkan keensato.

Hooyadeed ayaa ah da´da 50 jir kuna sugan waddanka Itoobiya. Halkaas oo aaney ku haysan ehel caawiya.

Ayaan ayaa shegtay in aaney awoodin lacag na u hayn in ay mar walba hoyadeed halkaas ku soo caawiso, islamarkaas na ay hal caruur iswiidhan ku xanaaneyso.

Hasayeeshe 3 jeer ayey hoyaadeed soo boqotay 5:ii sanno ay Iswiidhan ku nooleeyd, iminkana rajeeynaysa in ay bishi januari dib ugu laabato sidii ay hooyadeed u daryeeli laheyd.

Hinsidaha sharci ay dawladdu dhawaan shaacisay ayaa u jeeda in la dhimo tirada qaxooti ee halkan yimaada,Iswiidhan ayaa sharci meel ku gaadh ah bixinaysa laga bilaabo sannadka dambe hadii u qorshahani taageero ka helo barlamaanka, islamarkaas ayuu sheegay rai´ssal wassaaraha Iswiidhan Stefan Löfven, in dadka ehelkooda amba qoysaskooda doonaya in ay keensadaan shuurudaha lugu atkeeynayo.

Ayaan ayaa ka welwelta hooyadeed marka ay Iswiidhan joogto, dhowaan na rajeeynaysa in halkan loogu keeno, madama ay awood u hayn in ay Itoobiya ku caawiso.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".