Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Iswiidhan ma celin doontaa qaar kamid ah magangalyodoonka

Qaybsiga Qaxoontiga ee wadamada reer yurub

La daabacay tisdag 1 december 2015 kl 11.58
Qaybsiga qaxoontiga Iswiidhan
(2:34 min)
qaxoonti
Vid gränsen mellan Serbien och Kroatien är det kallt, trångt och lerigt. Det kan bli många timmars väntan innan man får komma över gränsen. Foto: Stephanie Zakrisson/Sveriges Radio.

 

Iswiidhan uma baahna in ay qaabisho 4500 oo qaxuuntiga ah kana imanaya wadamada Giriiga iyo Talyaaniga.

Halka ay dadkaas magan galyo doonka ah qaybsan doonan wadamada EUdu. Tan oo ka danbaysay markii gudiga EU du ay aqabshay codsigii Sweden ahaa in qaxooniga wadankan ku soo qulqulaya la qaybsado.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".