Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sarah Sjöström oo ku gulaysatay bilada Bragdguld

La daabacay tisdag 1 december 2015 kl 15.43
Sarah Sjöström, VM i Kazan. Foto: Sergei Grits / TT
Sarah Sjöström. Foto: Sergei Grits / TT

Gabadha Sarah Sjöström oo ah ciyaar yahan dhanka dabaasha ah ayaa ku guulaysatay bilada abaal marinta ee Svenska Dagbladets Bragdguld  sannadka 2015.

  iyada oo lagu sifeeyay in ay tahay gabadh rabitaan iyo karti badan leh kuna guulaystay laba jeer rikoodhka calamiga ah ee dabaasha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".