Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xidhitaanka xuduudaha Iswiidhan oo keenay in bada laga soo galo

La daabacay onsdag 2 december 2015 kl 09.37
Qaxoontiga ku soo galaya doomaha yaryar
(0:56 min)
Flyktingar på Stockholms centralstation. Foto: Fredrik Sandberg/TT
Flyktingar på Stockholms centralstation. Foto: Fredrik Sandberg/TT

Xidhitaanka ay Iswiidhan xidhay xuduudaheeda ayaa keentay in ay dhacdo markii ugu horeysay in la arko qaxoonti ka soo galaya dhanka biyaha ama bada,


 iyaga oo saaran doonmaha yar yar ee ka samaysan bacaha la buufiyo. Halka ay qaar kalena ka soo galayaan dhulka iyaga oo isku soo qarinaya baabuurta xamuulka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".