Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Amniga shaqaalaha goobaha baabuurta la dhigto

La daabacay onsdag 2 december 2015 kl 09.43
Amniga shaqaalaha goobaha baaruurta la dhigto
(1:04 min)
Parkeringsvakt skriver en parkeringsbot. Foto: Camilla Olsson/SR Västmanland.
Ilaaliye baarkin oo jaraya ganaax. Foto: Camilla Olsson/SR Västmanland.

Shaqaalaha barkeerinka gawaadhida ayaa aad uga warwarsan nabadgalyadooda, shirkada barkeerinka  ee Svepark ayaa rabta in sharciga wax kabadal lagu sameeyo si kor loogu qaado amaanka shaqaalaheeda. 

 Xukun ay gaadhay maxakabada sare kadib jilaalkii ayaa lagu xukumay qof meel khaldan gaadhigiisa dhigay kadib markiiuu qofka la siiyay ganaax uu ogaaday magaca qofka shaqaalaha ah ee u gooyay warqada ganaaxa isla markaana uu hanjabaad iyo cago juglayn ku sameeyay.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".