Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Poddka todobaadka - Yaa doonaya in lugu meeleeyo goobta waayeelka?

La daabacay onsdag 2 december 2015 kl 12.02
"Afrika ayaan ku laabanaya"
(2:17 min)
Abukar Abdi Hussein, hawlgab Iswiidhan ku nool. Foto: Warsame Elmi/SR

Poddka idaacada todobaadkan ka baxaya ayaan ku soo qaadan doona xaalada ay waayeelka soomaaliyeed ku suganyihin Iswiidhan.

Ma nolol ay ku qanacsanyihiin ba mise wexey rabaan in ay wadankii hooyo ku laabtaan? Fikirka ay ka qaban mustaqbalka muxuu yahay, kuwee ba doonaya in lugu xanaaneyo goobta waayeelka , kuwee ba ku tallinaya in caruurahoodu xanaanadan bixiyaan? Waa suaalo aanu weydinay dhowr qof oo hawlgab ah, iswiidhan na ku nool. Qodobadan iyo kuwo kale oo xiiso badan ayaad ku maqli doonta barnaamijka poddka ah birri khamista.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".