Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Johan Gustafsson wali ma noolyahay

La daabacay onsdag 2 december 2015 kl 13.08
Warbixinta muuqala Johan Gusrafsson
(1:02 min)
Johan Gustafsson
I veckan kom ett nytt livstecken från den kidnappade Värnamobon Johan Gustafsson. Foto: Från YouTube.

Waxa macquul ah in uu wali noolyahay ninka u dhashay Iswiidhan ee afduunka loogu haysto wadanka Mali.

 Fidiyow cusub oo la duubay ayaa tusaya Johan Gustafsson oo taagan meel daah midab ka dameeriga ah ku xidhan yahay ayaa waxa uu yidhi waa bisha oktobar 20 keeda sannadka 2015, laakiin muqaalkan ayaan wali la xaqiijin. Waxa uu intaa raaciyay in cafimaadkiisu wanaagsan yahay haseyeeshee uu aad iyo aad ugu xiisey reerkiisi.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".