Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boliiska: Meel aannu tegi weyney kuguma celin karno

La daabacay torsdag 3 december 2015 kl 13.26
Mustafa: Dalkeenii qaxar baa ka taagan
(2:33 min)
Harka haweenay buundo taagan. Sawirle: Claudio Breschiani/TT.
Harka haweenay buundo taagan. Sawirle: Claudio Breschiani/TT.: Claudio Breschiani/TT.

Go'aanka dawladda iyo in qaxootiga dalka diidmada ku heley si dhakhsiya dhulkoodii loogu celiyo ayuu ka biya diiday Mustafa oo xaqiiqdlii la yiraahdo magac kale. Mustafa ayaa sheegay in dalkiisii uu qaxar ka jiro, isla-markaana aanay suurtagal ahayn in dib loogu noqdo.

Mustafa wuxuu dalka ku sugnaa muddo dhowr sannadood ah, isagoona diidmo ka heley dhammaan hayadihii ey khuseeyeen dalabaadka soo galootiga.

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".