Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

HVB-hem iyo hoos udhigida shuruudaha hore loogu xidhi jirey

La daabacay fredag 4 december 2015 kl 10.28
HVB-Hem iyo hoos udhigida shuruudaha hore loogu xidhi jirey
(0:53 min)
Bergsgården HVB-hem, Ljusnarsberg
På Bergsgårdens HVB-hem placeras ensamkommande flyktingbarn medan de väntar på att få en mer permanent placering. Här har de redan tagit emot fler barn än de klarar av, enligt socialsekreterare Annika Andersson. Foto: Mikael Sjödell/Sveriges Radio

Hay’ada daryeelka arimaha bulshada ee Socialstyrelsen ayaa rabta in ay hoos u dhigto shuruudaha ay hore ugu xidhi jirtay guryaha ama goobaha ay ku noolaanayaa caruurta iyo dhalinyarada kalinimada ku yimaaada wadanka,

 taas oo ay keentay baahida jirta hada si loo helo guryo badan oo ay ku noolaadaan dhalinyaradani. Fikir kan ayaa uu dhaleecayn u jeedinayaa Fredrik Malmberg isaga oo aaminsan in wax ka badalkani keeni doono in goobaha caruurtan lagu hayo ay dh ici doonto in aanay shaqaaluhu ku sugnaanin habeen iyo maalinba.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".