Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Korodhka dhaqaalah.

Sawirka Ifaya'a iyo korodhka dakhliga kamuunada 2016

La daabacay måndag 7 december 2015 kl 10.40
Korodhka dhakhliga dawladaha hoose
(1:15 min)
Läs om kommunernas svar om ekonomin 2016. Grafik: Sveriges Radio. Foto: TT.
Läs om kommunernas svar om ekonomin 2016. Grafik: Sveriges Radio. Foto: TT.

Dawladaha hoose ee Iswiidhan ayaa u muuqada kuwo ku soo dhawaynaya sannadka cusub ee 2016 muqaal iftiimaya iyo dhaqaale wanaagsan. Sida uu muujinayo rayi ururin ay qaaday laanta wararka ee Ekot.

 Kudhawaad 10 kii kamuunba 9 ka mida ah aya la sadalinayaa in uu dakhligoodu kor ukici doono sannadka fooda inagu soo haya, halka sidoo kale aan la rajaynahayn in kor loo qaado cashuuraha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".