Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabadh 17 jir reer Iswiidhan ayaa xabsiga loo taxaabay.

La daabacay måndag 7 december 2015 kl 14.26
17 jir ku socotay in ay ISIS ku biirto
(1:35 min)
Polis i Österrike. Bilden är tagen vid ett annat tillfälle. Foto: Fayad Mulla/TT
Polis i Österrike. Bilden är tagen vid ett annat tillfälle. Foto: Fayad Mulla/TT

 Gabadhan ayaa degaan ku ah Linköping una sii socotay sidii ay ugu biiri lahayd kooxda xagjirka ah ee ISIS waxaana lagu qabtay magaalada Vienna malintii sabtita.

Dawlada hoose ee linköping iyo booliska ayaa hada baadhitaan ku haya ugana wada shaqaynaya sidi ay ugu soo celin lahaayeen gabadhan dhalinyarada ah. Hay’ada daryeelka qoyska ee Linköping oo iyadu ku lug leh soo celinta gabadhan iyo casekeedaba ayaa go’aan ku gaadhay in gabadh lagu meelayn doono xabsiga dhaqancelinta dhalinyarada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".