Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cawad Xirsi: War-bixintan waxay ay qortay waa mid dhab ah

La daabacay tisdag 8 december 2015 kl 15.07
Cawad: Dibaatadu waa bulshada aqlabiyadda ah
(2:02 min)
Cawad Xirsi, guddoomiyaha xaafadda Spånga/Tensta. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Cawad Xirsi, guddoomiyaha xaafadda Spånga/Tensta. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Guddoomiyaha maamulka xaafadda Spånga/Tensta Cawad Cabdiraxmaan Xirsi ayaa sheegay in war-bixinta uu soo ban-dhigay Jan Edling ee la xiriirta caqabadaha ka aloosan hab-nololeedka 38 xaafadood oo badankood dhacaan magaalooyinka waaweyn inuu sawirka uu baaruhu bixiyay yihiin xaqiiq. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".