Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka asal ahaan ka soo jeeda dibada oo shaqo la’aanta ku badan

La daabacay onsdag 9 december 2015 kl 11.16
Ajaanibka & shaqola'aanta
(1:35 min)
Arbetsförmedlingens generaldirektör Mikael Sjöberg och en skylt på Arbetsförmedlingen. Foto: TT. Montage: Sveriges Radio.
Foto: TT. Montage: Sveriges Radio

Qiyaasta korodhka shaqo la’aanta ayaa ku badandadka asal ahaan ka soo jeeda wadanka dibadiisa.

Sida ay tusayso waxbixinta qiimaynta iyo sadaalin suuqa shaqada ee maanta la sii daayay, halka ay kooxo kale iyo shaqo heerkooda shaqo la’aaneed ka soo raysay.

Waxan noo muuqata kala qaybsanan ka muuqata dhanka shaqaqalaha, dhan marka laga eego suuqa shaqada iyo dhaqaaluhuba waa mid xoogaystay , lakiin hadana waxa noo muuqata sida ay ugu adagtahay kooxo gaar ah in ay soo galaan suuqa shaqada sida waxa yidhi maxada hay’ada shaqaalaynta Mikeal Sjöberg.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".