Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Svetlana oo maanta booqasho ku tagtay Rinkeby

La daabacay onsdag 9 december 2015 kl 13.14
Yaxye: Buugag soomaaliyeed ma heli karo
(2:04 min)
Yaxye Odawaa oo 13 jir ah ayaa ka mid ahaa dhallaankii xaafadda Rinkeby ku soo dhoweeyey Svetlana Aleksevna. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Yaxye Odawaa oo 13 jir ah ayaa ka mid ahaa dhallaankii xaafadda Rinkeby ku soo dhoweeyey Svetlana Aleksevna. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Haweenayda sannadka ku guuleeysatay biladda Nobeelka ee suugaanta Svetlana Aleksena ayaa maanta sidii caadadu ahayd haddaayaa booqasho ku tagtay madxafka buugagta ee xaafadda Rinkeby. Halkaasina oo uu ka mid ahaa dhallaankii ku soo dhoweeyey Yaxye Odawaa oo 13 sano jir ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".