Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Magangalyodoonka iyo badhitaanka cafimaad

La daabacay onsdag 9 december 2015 kl 14.07
Flyktingboende för ensamkommande barn. Foto: Jessica Gow/TT.
Flyktingboende för ensamkommande barn. Foto: Jessica Gow/TT.

Dawlada ayaa rabta in dadka magangalyo doonka ah ay maraan baadhitaan cafimaad ee loo fidiyo wakhtiga ay magangalyada codsadaan kadib.

Maanta in kayar kala-badh ayaa yimaada balanta badhitaanka cafimaadka halka loo baahanyahay in hawshan kordhiyo. Sida uu sheegay wasiirka cafimaadka Gabriel Wikström.

Waxa la samayn doonaa kooxo wareega, si loo arko balhada isbadalka ay taasi u keeni karto in la fudaydiyo habka baadhitaanka cafimaad qaxoontiga loona gaabiyo wakhtiga iyda oo shaqo badan la qabanayo.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".