Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Abaal-Marinta Nobel

La daabacay torsdag 10 december 2015 kl 12.00
Nobelpriset- Warbixin
(1:49 min)
nobelpriset

Alfred Nobel oo ahaa aqoonyahay cilmibaadhe sare oo ku xeeldheer aqoonta Chemistery ga sidoo hindisaa.

 Waxa uu ku dardaarmay in hantidiisa lagu wareejiyo ama ay samayo meel lagu xuso laguna abaalmariyo dadka sannadkaas noloshooda ku maalgaliyay in ay wax fiican ka qabtaan ku soo kordhiyaan bila aadamnimada.

 Abaal marin caalamiga ah kana mid ah abaalmarinada ugu maamuuska weyn ayaa waxa markii ugu horeysay la bixiyay 10 kii bisha desember ee sannadkii 1901 dii oo ku began maalintii shanaad eek a soo wareegtay geerida Nobel, laga soo bilaabo malintas ayaa waxa la qabtaa abaalmarintan sannadkasta malintaas oo kale. Marka laga reebo wakhtigii dagaalkii kowaad iyo kii labaad ee aduunku socdeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".