Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baadhitaan lagu sameeyay Gansiga-dadka ee caruurta

La daabacay torsdag 10 december 2015 kl 14.17
Caruurta iyo ganacsiga dadka
(1:39 min)
En kvinna i skugga står på en bro. Foto: Claudio Breschiani/TT.
Foto: Claudio Breschiani/TT.

Rayi ururin la sameeyay oo maanta dawlada loo gudbiyay ayaa sheegaysa 210 kays oo ah caruur looga shakisan ganacsiga dadka laga soo bilaabo sannadkii 2012. Lakiin xataa hal dacwad oo kali lama keenin maxakamad, warbixintan ayay soo saartay Ingrid Åkerman TV4.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".