Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Centerpartiet iyo Vänsterpartiet : Siyaasada Cusub ee Qaxoontiga

La daabacay fredag 11 december 2015 kl 14.11
" istaraajid codbixiyaal lagu xodxodanayo"
(5:20 min)
Hamsa Omar ordförande för Centerpartiet i Fagersta. Foto: Eget
Xamsa Cumar, madaxa laanta xisbiga Centerka ee degmada Fagersta. Sawirle: Eget

Intii lagu jiray dayrta waxaa isabddel lagu ku yimid  qariiradda siyaasadeed ee arrimaha socdaalka Sweden. Siyaasadda cusub ee socdaalka ee dhawaan lagu dhawaaqay xisbiyada kalo ah Vänsterpartiet iyo Centerpartiet ayaa ka horyimid hindiseyaasha lagu adkeynayo sharuucda magangeliyada.

Labadaan xisbi diidmadoodu waxay ka duuleysaa mabaadii siyaasadeed oo aad u kalo duwan. Christina Höj Larsen waxay siyaasadda socdaalka u qaabilsan tahay xisbiga Vänsterpartiet.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".