Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Caruurta fakhrinimada ku nool oo soo korodhay

La daabacay fredag 11 december 2015 kl 15.31
Шведы жертвуют деньги беженцам
"Спасите детей" - одна из шведских организаций Foto: Flickr/ Matti

Boqolkii ba 12 caruuraha Iswiidhan ayaa ku nool fakhrinimo, waa xaalad aan ilaa iyo sannadkii hore isbedel laga arkin. Sidaas waxa soo qoray heeyada badbaadada caruurta ee Rädda Barnen.

Baadhitaankan ayaa sheegay in ay khaasatan tahay caruuraha la nool waalid keli ah iyo caruuraha ajaanibta ah ee ku nool xaafadaha ay dadka u dhallan waddanka ay deganyihiin arrinkanik u badanyahay.

Elisabeth Dahlin oo ah agaasimaha guud ee heeyada badbaadada caruurta ayaa u jeeda in ay degmooyinku masuuliyadooda qaatan, khaasatatan in reeraha guryaha cidhiidiga ah degan caawimaad dhinaca dhaqaalaha la siiyo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".