Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wareeysigii Maxamed BK oo Stockholm ku sugan oo dhan

La daabacay fredag 11 december 2015 kl 19.48
BK: Qabiil iyo qurun qaraar shaqo kuma lihi
(15 min)
Fannaanka Maxamed BK. Galab jimce ah. Sawirle: Warsame Elmi/SR
Fannaanka Maxamed BK. Galab jimce ah. Sawirle: Warsame Elmi/SR

Galabta waxaa xarunta idaacadda nagu soo booqday Maxamed BK oo safarkiisii ugu horeeyay Sweden ku yimid. Kulan xiise leh ayuu ahaa. Caawa intaan la seexan ayaan soo gelin doonaa wareeysigii qiimaha lahaa ee aan la yeelanney. Wareeysiyo intaa ka badan ayaa foodda idinku soo haya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".