Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nimankii dilka Suuriya ku geesytay oo xabsi daayin ah la siiyay

La daabacay måndag 14 december 2015 kl 12.02
En IS-krigare sitter och vilar sig vid floden Eufrat i Irak. Solen går ner och glimmar i vattnet.
En IS-krigare sitter och vilar sig vid floden Eufrat i Irak. Foto: AP/TT.

Maanta ayaa labadi nin ee lugu haystey in ay ka mid ahayeen kooxda argagaxisa ah ee daacesh, laba qof na Suuriya ku soo dilay lugu xukumay xabsi daayin ah, sidaas ayaa mar dhoweed laga sheegay maxkamada magaalada Göteborg.

 

Labadan nin ayaa ah 30 iyo 32 jir.

Xeer ilaaliyaha kiiskan maxkamadeed ayaa sheegay in u helay macluumaad xaqiijinaya in ay nimankani laba qof Suuriya ku soo bireeyeen. Tusaalahan ayaa maxkamada laga tusay fideeo muujinaya in ay nimankan dilkan geeysteen.

Madama u fideeyoowgani baqdin ku dhaliyay dadka Suuriya ku nool iyo wadamada kale ee aduunka , xeer ilaaliyaha kiiskan ayaa arrinkan cinwaan uga dhigay dembi xaqjir ah.

Mid ka mid ah nimanka dilkan Suuriya ku geystey ayaa ah da´da 32 jir islamarkaas na ku fadhiya kursiga dadka curyaamiinta, hasayeeshe xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in u xukunkan ka baxsan karin.

Laban in ee maanta lugu xukumay maxkamada Göteborg ayaa dilkan dafirsan.

 

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".