Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Xukunkii 37 jirkii isku dayey in u dilo imaam "18 sanno oo xabsi ah"

La daabacay tisdag 15 december 2015 kl 10.06
Эстерсундский тингсрэтт. Фото: Johanna Nyman/SR
1 av 2
Эстерсундский тингсрэтт. Фото: Johanna Nyman/SR
Kudrat Babadjanor jobbar på Radio Free Europe Radio Liberty, Ulughbek Bakirov som arbetar för Feiery Hearts Club International Human Rights organisation Uzbekistan in Paris och Mukhiddine Shirinov tolk under rättegången mot en man som misstänks ha skjutit en imam i Strömsund 2012. Foto: Johanna Svensson/Sveriges Radio.
2 av 2
Kudrat Babadjanor jobbar på Radio Free Europe Radio Liberty, Ulughbek Bakirov som arbetar för Feiery Hearts Club International Human Rights organisation Uzbekistan in Paris och Mukhiddine Shirinov tolk under rättegången mot en man som misstänks ha skjutit en imam i Strömsund 2012. Foto: Johanna Svensson/Sveriges Radio.

37 jir hore lugu tuhunsanaa in u isku dayey in u dilo nin imaam ah oo u dhashay waddanka uzbekistaan, hore na u dhaleecayey dawladda halkaas, ayaa maanta lugu xukumay xabsi ah 18 sanno, maxkamadda Östersund.

Xeer ilaaliyaha kiiskan maxkamadeed ayaa u jeeda in ay dawladda uzbekistaan ka dambeeysay 37 jirka laga, qorshahu na ahaa in u imaamkan soo dilo bishi labaad sannadka 2012, hasayeeshe imaankan ayaa ka badbaaday weerarkan in kasta oo u dhaawac gaadhay.

Imaamkan ayaa Iswiidhan yimid sannadka 2012, kana soo qaxay waddankiisi ka dib markii u dhaleecayay keli taliyaha uzbekistaan ee Islam Karimov.

37 jirka ayaa ilaa maanta dafirsan in u weerarkan ka dambeeyay, hasayeeshe u boolisku qabtay bishii jannaayo sannadkan.

Caddeynta ninkan lugu hayo ayaa ah boorso laga ag helay guri u dhow meeshii weerarkani u ka dhacay. Borsadan ayaa laga helay hubkii u ninkani isticmaalay marku isku dayey in u imaamkan dilo, islamarkaasna DNA: ga ninkan oo halkaas laga helay.

Maanta ayaa ninkan xabsi 18 sanno ah lugu xukumay iyo in u imaamka u dhaawaca u geeystay siiyo lacag gaadhaysa 300 000 oo koroon.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".