Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka Kommunal oo shuruuddiisa soo bandhigay

La daabacay måndag 21 december 2015 kl 14.35
Shaqaalaha goobaha waayeelka
(2:59 min)
Xanaaneeyso carruur Rattana Singsaikhao
Xanaaneeyso carruur Rattana Singsaikhao ayaa siidoo kale aamin-san in shaqaaluhu mushaar dheeri ah u baahan yihiin. Sawirle: Anders Jelmin/Sveriges Radio.

-  Qaar badan oo ka mid ah ururrada shaqaalaha iyo shaqo-bixiyeyaasha ayaa maanta soo ban-dhigi doona shuruudahooda wada-hadal ee mushaarooyinka ee sannadka.

Ururka daladda ee uruurrada shaqaalaha ugu wayn ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno LO, kommunal ayaa soo jeediyey in mushaarooyinka kalkaaliyeyaasha kalkaaliyeyaasha caafimaad kor mushaarooyinkooda loo qaado ugu yaraan kun koron.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".